Mareykanka oo Dib u bilaabay Duulimaadka Diyaaradaha Daroonka ee Badda Madow

Talaadadii la soo dhaafay diyaarad ay Ciiddanka Cirka Maraykanka lahaayeen oo nooceedu ahaa Drone MQ-9 reaper lagu soo riday Badda Madow, haddana Milliteriga Maraykanka waxay shalay oo Jimco ahayd ay Diyaarad kale oo Basaas ah u direen Badda Madow. Sida laga dheehday Websatyada la socda Dhaqdhaqaaqa Duullimaadyada Diyaaradaha waxaa Diyaarad Drone oo nooceedu ahaa RQ-4 … Continue reading Mareykanka oo Dib u bilaabay Duulimaadka Diyaaradaha Daroonka ee Badda Madow